More

    Galka Baarista: Danaha Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya

    Published on:


    Muqdisho — 
    Barnaamijka Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay danaha Turkiga ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, oo uu aad u maal-gashto iyo halista ku iman karta, haddii xiisadda labada dal ee ku yaalla Geeska Afrika ay faraha ka baxdo.Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.


    Read More

    Related