27.5 C
New York

Shir ku saabsan amniga iyo isbeddelka cimilada oo ka furmay Muqdisho

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Shir looga hadlayo arrimaha amniga iyo is-baddelka cimilada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.Shirkan oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ayaa looga dooday saameynta is-baddelka cimiladu ku leedahay sare u qaadista khataraha amni ee jira.Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img