27 C
New York

Wicitaanka: Jawaahir Daahir, guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida

Published:

[ad_1]

Istanbul — 
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah Jawaahir Daahir, oo ah guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Soomaalida, oo la aas-aasay 10 sano ka hor. Waxay ka hadleysaa waxa u qabsoomay 10-ka sano iyo hiigsigooda 10-ka sano ee soo socda.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img