21.2 C
New York

Soomaali laga soo celiyey Tunisia oo maanta yimid Muqdisho

Published:


Muqdisho — 
Qaxooti Soomaali ah oo laga soo celiyey dalka Tunisia ayaa maanta ka soo degey garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho.Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gacan ka geysatey sidii ay dadkan dib ugu soo noqon lahaayeen dalkooda. Warbixintan waxa Muqdisho ka soo diray wariyaheena Seynab Abuukar


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img