24.2 C
New York

Sannad-guurada 32-aad ee aas-aaska DDS

Published:

[ad_1]

Jigjiga — 
Magaalada Jigjiga ee deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, waxaa maanta oo Khamiis ah laga xusayaa, sannad-guurada 32-aad ee kasoo wareegtay marki la aas aasay Maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida.
Bashiir Sheekh Saciid oo ah wasiir ku xigeenka warfaafinta Maamulka Deegaanka ayaa VOA-da u faahfaahinta xuska maalintaan iyo waxa ay uga dhigan tahay shacabka iyo maamulkooda. Waxa uu u warramay wariyaha VOA-da, Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img