19.9 C
New York

Faaqidaadda: Heshiisyada ay saxiixdeen Kenya iyo Soomaaliya

Published:


Nairobi — 
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyadii ay dhowaan Nairobi ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaasi oo taabanayey dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo waxbarashada.Waxaa magaalada Nairobi ka soo diray Yaasiin Ciise Wardheere.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img