28 C
New York

Tartanka baaskiilka oo lagu soo geba-gebeeyey Hargeysa

Published:


Hargeysa — 
Waxaa magaalada Hargaysa lagu soo geba-gabeeyey ciyaaraha baaskiilka oo ah tartan u dhaxeeyey dhallinyarada magaalada.Mas’uuliyiinta wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa ka hadlay, oof aah-faahin ka bixiyey markii uu tartankaasi soo geba-gaboobey.Waakan waxaa soo diray Xamse Cali Jeesto oo VOA uga soo waramo halkaasi.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img