26.8 C
New York

Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo QM oo Muqdisho ku shiray

Published:


Muqdisho — 
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu qiimeynayay adeegyada hay’adaha Qaramada Midoobay ay ka qabtaan dalka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee laga gaaray shaqooyinkii la qabtay.Kulanka ayaa u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta xafiiska QM ee Soomaaliya.Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdulcasis Barrow.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img