30.8 C
New York

Doorashada Somaliland oo la sheegay in ay waqtigeeda ku dhaceyso

Published:


Hargeysa — 
Guddiga doorashada Somaliland iyo Golaha Wasiirrada ayaa mar kale ku celiyey in jadwalka doorashooyinka madaxtinnimada iyo baarlamaanka aysan waxba iska beddelin, iyadoo dhinaca kalena fikrado kala duwan ay kasoo baxayaan qaar ka mid ah ururrada siyaasadeed.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Khadar Maxamed Cakule.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img