[ad_1]
Muqdisho —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; Ilaalinta xogta shaqsiga ee Soomaaliya, iyo heerka ay le’eg tahay dhowristeeda iyo ilaalinteeda, ayada oo dhowaan baarlamanka Soomaaliya la horgeeyey sharciga dhowrista xogta dadweynaha. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.
[ad_2]
Read More

