20.1 C
New York

Villa Somalia oo faah-faahin ka bixisay Shirka Golaha Wadatashiga

Published:


Muqdisho — 
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.
Shirkan ayaa waxaa ka maqan madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Cabdullaahi Deni.
Haddaba qodobada shirka xoogga lagu saarayo iyo maqnaanshiyaha madaxda Jubbaland iyo Puntland ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xassan Xudeyfi.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img