30.7 C
New York

Tirinta codadka doorashada Somaliland oo soo dhammaatay

Published:

[ad_1]

Hargeysa — 
Waxaa guud ahaanba la soo gebo-gebeeyey tirinta codadka guud ahaan lixda gobol ee Somaliland, sida uu sheegay Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf.Arrintan ayaa waxaa macnaheedu yahay inay hadda la sugayo natiijada heer qaran sida uu sharcigu dhigayo.Wararkii ugu danbeeyey waxa warbixintan ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img