22.1 C
New York

Lacagihii loo ururiyey suuqa Waaheen oo la shaaciyey

Published:

[ad_1]

Hargeysa — 
Guddidii Gargaarka Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, ayaa Arbacadi soo bandhigay xisaabta celinta lacagihi ay u soo ururiyeen suuqa.
Suuqa Waaheen ayaa gubtay muddo hadda laga joogo laba sannadood, waxaase dib loo furay 1-di bishaan December.
Guddoomiyaha Gudigaasi, Dr. Farxan Liban ayaa arrimaha lacagta la ururiyay uga warramay, wariyaha VOA-da ee Hargeysa Xamse Cali Jeesto.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img