20.8 C
New York

Xulka Soomaaliya ee U-17 oo gaaray guul muhiim ah

Published:


Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa 1-0 uga adkaaday xulka Sudan, kaddib markii ay isaga horyimaadeen ciyaar ka tirsan semi-finalka koobka Qaramada Afrika ee (AFCON).Xulka Soomaaliay ayaa la ciyaari doona xulka Uganda. Haddaba Falastiin Axmed Iimaan ayaa ka wareysatey xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta Yuusuf Muhiyadiin Axmed.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img