[ad_1]
Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shir weynihii 2aad ee culimada Soomaaliyeed, waxana lagaga hadlay sidii loo xoojin lahaa midnimada iyo wada jirka shacabka Soomaaliyeed kaas oo ay hormuud u yihiin culimada oo ah kuwa kaliya ee ay qeybaha bulshadu dhagaystaan.
Haddaba warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray weriyaha VOA Xasan Kaafi Qoyste.
[ad_2]
Read More

