27 C
New York

Mareykanka: Doodda Sharciga Difaaca Caruurta ee Internetka

Published:

[ad_1]

WASHINGTON — 
Dadaal sharci laba geesood ah oo carruurta looga ilaalinayo waxyeelada ay kala kulmi karaan baraha bulshada ayaa waqtigu ka sii dhamaanayaa marka la eego kalfadhiga Congress-ka Mareykanka.
Haddii la ansixiyo, Xeerkan haddii la ansixiyo wuxuu gacan ka geysan doonaa badbaadada dhinaca internetka ee Caruurta iyo ilaalinta xogahooda gaarka ah. Laakiin dadka u dooda xoriyatul qawlka iyo qaar ka mid ah jamhuuriyiinta ayaa ka walaacsan in sharcigan uu horseedi karo faafreeb.
Weriyaha VOA-da ee Congress-ka Katherine Gypson ayaa warbixintan inoo hesa. Maxamed Colaad Xassan ayaana inoo soo jeedinaya.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img