[ad_1]
Bandhigga VOA: Soomaalida iyo horumarka teknoolojiyadda
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay horumarka ay Soomaalida ka gaareen teknoolojiyadda iyo sida isticmaalkeeda ay qeyb uga noqotay nolosha bulshada.
[ad_2]
Read More

