25.1 C
New York

Shirka garsoorka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

Published:

[ad_1]

Arbacadi shalay waxaa Muqdisho ka furmay Shirweynaha todobaad ee Dib u habeynta Garooska Soomaaliya, kaasi oo sanadkiiba mar la qabto.
Shirka oo uu furmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa waxaa warbixintan ka diyaariyay, Cabdulqadir Maxamed Mursal Samakab.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img