20.1 C
New York

Kumannaan qoys oo isbaddalka cimilada ugu barakacay Somaliland

Published:


Wasaaradda Deegaanka Somaliland ayaa sheegtay in dhibaatooyin ka dhashay isbaddalka cimmilada dartood ay sababeen, in kumannaan qoys ay ku barakacaan gudaha Somaliland.Wasaaraddu waxay sheegtay in la diiwaan geliyay in Somaliland ay hadda ku nool yihiin ilaa 74,000 oo qoys oo barakac ah. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Xamza Cali Jeesto.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img