19.9 C
New York

Dayactirka waddooyinka Carmo iyo doorka bulshada

Published:


Degamada Carmo ee gobolka Bari ee Puntland waxaa ka socda dhismaha waddooyin laami ah oo dhexmaraya bartamaha magaalada kuwaasoo si isku tashi ah ay bulshada deegaanku ugu dhisanayaan lacago ay iska ururiyeen.
Faarax Yuusuf Axmed Timo jilic oo ka mid ah guddi ganacsato ah oo hawshan gacanta ku haya ayaa weriyaha VOA Faadumo Yaasiin uga waramay siday ku hirgelinayaan dhismaha wadooyinkaasi


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img