Khilaafki Baarlamaanka Soomaaliya oo la xalliyay

0
155


Waxaa xal laga gaaray khilaaf dhawaan soo kala dhexgalay xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo sababay in la hakiyo fadhiga baarlamaanka.Haddaba sida lagu xalliyay khilaafkaas iyo goorta uu billaaba doono fadhiga baarlamaanka, ayuu Cabdulqadir Ok kaw areystay, xildhibaan Maxamed Abuukar oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here