Puntland oo mamnuucday jillaabashada nuuc ka mid ah kalluunka

0
164


Garoowe — 
Maamulka Puntland ayaa Isniinti shalay soo saaray amarro uu kalluumeysatada ajnabiga ah uga mamnuucay, jallaabashada qaar ka mid ah kalluunka iyo yaxaaska xeebaha Badda Cas ee Puntland.Warbixintan waxaa Bosaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yusuf.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here