20.8 C
New York

Dadaallo ku aadan isbeddelka cimilada oo ka socda Boorama

Published:


Boorama — 
Dadaallo ku aaddan ka-hortagga khasaaraha ay keenaan fatahaadaha roobabka iyo abaaraha ayaa ka socda magaalada Boorama ee gobolka Awdal.
Kulamada ayaa sidoo kale diiradda lagu saarayaa sidii looga gaashaaman lahaa masiibooyinka ka dhasha isbaddalka cimilada.
Warbixintan waxaa Boorama ka soo diray weriyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img