Xagge ayay Soomaaliya kaga jirto saamaynta dhaqaale ee isbedelka cimilada?

0
160


Washington — 
Isbedelka Cimilada ayaa ka sokow saamaynta uu deegaanka ku yeeshay waxaa jira saamayn ballaaran oo uu ku yeeshay dhinaca dhaqaalaha, taas oo isasoo taraysa.
Dalalka soo koraya ee aan warshadaha lahayn ayaa ka cabanaya sicir barar ku yimid maciishada, Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha laga dareemayo saamaynta dhaqaale ee isbedelka cimilada.
Warbixintan waxaa inoo haya Xuseen Barre.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here