28 C
New York

Muxuu Muuse Biixi ku sheegay khudbaddiisii sannadlaha?

Published:


Hargeisa — 
Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa khudbad sanadeedkii Dastuuriga ahayd u jeediyey Labada gole ee guurtida iyo Wakiilada, isagoo ka hadlay doorashooyinka, aasaaska shirkada Diyadaraha Somaliland Airline oo uu xusay in afartii diyaradood ee ugu horeeyey la keenay Garoonka Hargiesa iyo hirgalinta is afgaradkii Somaliland iyo Ethiopia ay wada galeen horaantii sanadkan.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img