Muuse Biixi oo eedeeyey Turkiga iyo Masar

0
203



Muuse Biixi oo eedeeyey Turkiga iyo Masar

Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay ciidanka ay dowladda Masar u soo direyso Soomaaliya. Biixi ayaa dhanka kale Turkiga ku eedeeyay in qaddiyadda Somaliland uu ka soo horjeedo. Xamse Cali ayaa warkan ka soo diray Hargeysa.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here