27 C
New York

Mashruuca maamul daadajinta oo si weyn uga hirgalay Berbera

Published:

[ad_1]

Berbera — 
Mashruuca Maamul daadajinta ee magaalooyinka waa weyn ee Somaliland ayaa si weyn uga hirgalay magaalada Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil, sida ay VOA u sheegeen qaar ka mid ah hooyoyinka ku nool.Hooyooyinka ayaa sheegay inay heleen adeegyadda caafimaadka iyo Tacliinta oo lacag la’aan ah. Warbixintan waxaa Berbera ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img