21.3 C
New York

Bankiga Dhexe ee Somaliland oo isku dayaya in uu xakameeyo sicir-bararka

Published:


Hargeysa — 
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Cali Daahir Cabdillaahi ayaa sheegay inay wadaan tallaabooyin ay ku xakamaynayaan sare u kac ku yimid sarrifka dollar-ka oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo suuqyada ganacsiga.Wuxuu beeniyay inay jiraan lacago cusub oo Bankiga Dhexe uu suuqyada soo galiyay, isagoo dhinaca kalena tilmaamay in kor kaca sarrifka dollar-ka oo xoogeystay intii ay xoogeyteen ololeyaasha doorashada uu hoos u dhigay shillinka Somaliland.Wariyaha VOA-da ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule ayaa arrimahaas iyo kuwa kaleba ka wareystay guddoomiyaha Baanka Dhexe Cali Daahir Cabdillaahi.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img