19.8 C
New York

Canada: Caqabado shaqo oo haysta dadka xabsiyada kasoo baxa

Published:


Toronto — 
Dad badan oo ay ku jiraan dhallinyaro Soomaali ah ayaa heysta caqabado kala duwan, kadib markii laga soo daayay xabsiyada Canada oo ay soo dhammeysteen xukunnadooda.Caqabadaha waxaa kamid ah, helista shaqooyinka. Laakiin ururrada u dooda xuquuqda shaqaalaha ayaa soo jeedinaya in kuwa galay dambiyada yar yar ay wanaagsan tahay in la shaqaaleysiiyo.Xuseen Nuur Xaaji ayaa Toronto nooga soo warramay.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img