25.2 C
New York

Dekadda Muqdisho oo yeelatay khad toos ah oo ay maraakiibta ku soo gaaraan

Published:


Dekadda Magaalada Muqdisho waxaa shalay si toos ah ugu soo xirtay markab u rarnaa ganacsato Soomaali ah oo kasoo shiraacday xeebaha dalka Shiinaha.Maraakiibta ku soo xirata Dakadda Muqdisho ayaa soo mari jiray dakadaha dalalka mandiqadda ka hor inta aysan imaan xeebaha Soomaaliya. Warbixintan waxaa innoo haya Nuur Xassan Nuur.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img