31.5 C
New York

22 qof oo Soomaali ah oo ku dhintay xeebaha Madagascar

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Illaa 22 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay markii dooni ay la socdeen kula degtay xeebaha waqooyi-galbeed ee jasiiradda Madagascar, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaas.Sidoo kale, dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay dhibaatada soo gaartay dadkan oo labo doonyood oo ay saarnaayeen ay ku dageen xeebaha Jasiirada Madagascar.Wasiirka Warfaafinta oo shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa sheegay in 22 Soomaali ah ay dhacadadaasi ku geeriyoodeen halka ay bad baadeen 48 kale.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img