Xoolo dhaqatada Kenya oo ka walaacsan daryeel xumo raagtay

0
174


Wajeer — 
Xoolo dhaqatada Soomaalida ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in muddo tobnaan sano ah ay wajahayaan daryeel la’aan.Waxay ka codsadeen madaxda dowladda dhexe in ay wax ka qabato dhibaatada heysata. Warbixintan waxaa Wajer kasoo diray, Axmed Xuseen.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here