Baydhaba —
Kulan ay ka qayb-galeen qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulada degmooyinka iyo gobollada ee Koonfur Galbeed ayaa looga hadlayay qorshe-u-samaynta magaalooyinka.Kulankan oo ka dhacay Baydhaba waxaa warbixintan kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.