More

    Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Yuusuf (Badda)

    Published on:


    Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeybta ugu danbeysa ee wareysi ay Caasha Cuud la yeelatay, Maxamed Yuusuf oo ku magac dheer Abwaan Badda oo ah hal-abuure heeso badan sameeyey oo ay ku jiraan kuwo uu xaaskiisa u sameeyay.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here