More

    Maxaa sabab u ah colaadaha soo noq-noqda ee Soomaaliya?

    Published on:


    Nairobi — 
    Colaadaha soo noq-noqda ee Soomaaliya ayaa dadku ku kala aragti duwan yihiin, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiinta iyo wax garadka Soomaalida ee ku nool Kenya ay aad uga walacasan yhiin xaaladda iyo colaadahaas.Qaar ayaa ku eedeeya fara-gelin shisheeye halka qaarkoodna ay rumeysanyihiin in sababta colaaduhu ay yihiin dadka Soomaalida.Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Yaasiin Ciise Wardheere.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here