24.6 C
New York

Halkee maraysaa tirinta codadka doorashada Somaliland?

Published:


Hargeysa — 
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyey tirinta codadka doorashadii shalay ka dhacday Somaliland.Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in sanaduuqdii cod-bixintu ay soo wada gaari doonaan xarumaha degmooyinka. Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img