28.4 C
New York

Jubaland oo ka hortimid ansixinta sharciga doorashooyinka dalka

Published:

[ad_1]

Kismaayo — 
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si weyn uga soo horjeestay sharciga ay ansixiyeen labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ee doorashooyinka tooska ah.Wasiirka warfaafinta ee Jubbaland Cabdifataax Maxamed Muqtaar oo khadka teleefonka ee Kismaayo kula hadlay VOA ayaa sheegay in dowladda goboleedka Jubbaland aysan qeyb ka aheyn xeerka dhismaha guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee baarlamaanka ay anisiyeen.Arrintan ayaa imaneysa ayada oo dowladda federaalka dhinaceedana ay aad uga hortimid magacaabista guddiga doorshooyinka Jubaland iyo doorashada la qorsheeyey in ay ka dhacdo Ksimaayo.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img