20.4 C
New York

Shacabka Puntland oo lagu boorriyay la-dagaalanka Daacish

Published:


Boosaaso — 
Maamulka magaalada Qardho ee Puntland ayaa dadka ku nool gobolka Karkaar ee Puntland ku boorriyay in ay door ka ciyaaraan, dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish.Warkan ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan ay Puntland weerartay fariismaha Daacish ee dhulka buuraleyda gobolka Bari. Warbixintan waxaa Bosaso kasoo diray, Yuusuf Maxamud Yuusuf.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img