Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Ciise
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaan toddobkaan marti ku ah hal-abuure Maxamed Ciise oo ka sheekeynaya heesihiisa. Waxaa soo saaray soona jeedinaysa Caasha Ibraahim Aaden (Caasha Cuud).
Read More
