Maleeshiyo Shabaab ka goystay oo Dowladda isu dhiibay

0
167


Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay isu soo dhiibeen malleeshiyo kasoo goystay ururka Al Shabab oo ay tiradoodu kor u dhaafeyso ilaa 100 qof.
Dowladdu waxay sheegtay, in malleeshiyadan ay ka faa’idesteen cafis uu bishi August ee sannadki 2023-ki uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxmuud u fidiyay, malleeshiyaadka raba in ay kasoo baxaan ururka Al Shabab.
Haddaba faah-faahinta warkaan, ayaa wariyaha VOA-da, Cabdicasis Barrow uu ka wareystay, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxman Yusuf Sheekh Al Caddaala.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here