21.4 C
New York

Wareysi: Fiqi oo faah-faahiyey heshiiska Soomaaliya iyo Kenya

Published:


Nairobi — 
Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa maanta Nairobi ku kala saxiixday heshiisyo ay ka mid yihiin iskaahsiga difaaca, amniga, iyo ganacsiga.Hehsiisyadan ayaa daba socday booqashadii maanta Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre uu ku tagay Nairobi.Haddaba saxiixa kadib ayaa Haaruun Macruuf uu khadka telefoonka ee Nairobi uu ku waraystay wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ahaa wasiirradii wax ka saxiixay heshiisyada.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img