28 C
New York

Abiy oo sheegay in Itoobiya ay xaq u leedahay helitaanka adeeg-badeed

Published:


Addis-Ababa — 
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Ahmed oo mar kale ka hadlay khilaafka ka dhashay heshiiskii isafgaradka ahaa ee ay dhawaan la galeen Somaliland.Abiy Axmed ayaa sheegay in Itoobiya ay xaq u leedahay helitaanka adeeg-badeed, dhanka kale ay diyaar u yihiin wadahadal ay la yeeshaan Soomaaliya.Hadalkan ayuu ka sheegay Abiy fadhigga 36-aad ee golaha wakiilada shacabka dalka.
Warkan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img