More

    Aragtida Soomaalida Minnesota ee ka haridda Biden ee tartanka

    Published on:


    Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ayaa iyaguna firkradahooda iyo aaraa’dooda ka dhiibtay, go’aanki uu madaxweyne Biden shalay ku gaaray inuu uga haray tartanka madaxtinimada doorashada Mareykanka ee bisha November.Wariyaha VOA-da, Maxmuud Mascadde ayaa macrafoonka la dhexmaray.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here