More

    Wadahadalada Turkigu soo agaasimay ee Ankara ku dhexmaraya Somalia iyo Ethiopia

    Published on:


    Maalinta beri ah waxaa si rasmi ah uga furmaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga, wadahadalo ay soo qaban qaabisay dowlada Turkiga, iyaga oo dhexdhexaadin ka dhex wada dowladaha Somalia iyo Ethiopia, kaas oo ku aaddan heshiiskii ay Somaliland hore ula gashey Ethiopio.
    Dawladda Turkiga ayaa warsaxaafadeed ay soo saartey ku sheegtay inay ka go’antahay inay dhinacyada u kala dabqaaddo oo xiisadaasi Ethiopia iyo Somalia lagu soo afjaro is faham.
    Warsaxaafadeedyo dhinacyadu ay si gooni gooni gooni u soo saareen waxaa warbixintan kooban ku eegaysa Sahra Cabdi Axmed

    Dhinaca kalena madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa ka jawaabay hadalada wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga ee ku aaddan wadahadalada Ankara ku dhexmari doona Somalia iyo Ethiopia.
    Warkan waxaa Hargeisa ka soo direy wariyaheena Hamse Ali Jeesto


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here