Maxaa u qabsoomay RW Xamse muddadii labada sano ahayd ee uu xafiiska joogay?

0
160


Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay ka qeybgalay kulan dadweyne oo su’aalo looga weydiinayay waxqabadka xukuumaddiisa ee labadii sano ee ay xafiiska joogtay.
Ra’iisal wasaaraha ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo gooba badan kooxda lagaga qabsaday, iyo guulo uu sheegay in xukuumaddiisu ay ka soo hoysay arrimaha dhaqaalaha, caddaaladda, waxbarashada iyo siyaasadda arrimaha dibadda.
Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warkan noo haya.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here