[ad_1]
Kismaayo —
Maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyey shan nin oo horey loogu helay inay gaysteen falal argagixiso oo ay u ku jiraan dilal loo gaystay shacab ay ku jiraan culimo.Warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.
[ad_2]
Read More

