29.7 C
New York

Soomaaliya oo bilawday wacyigelinta xanuunka Busbus

Published:

[ad_1]

Wasaaradda Caafimaadka iyo Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa waqtigan wada wacyi gelin ku aaddan sidii looga feejignaan lahaa in xanuunka Mpox ama loo yaqaano Busbus aanu usoo gaarin dalka Soomaaliya, maadaama iminka kiisas xanuunkaasi ah laga helay wadamada dariska.Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img