More

    Culumada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saaray xiisadda Itoobiya

    Published on:


    Muqdisho — 
    Culumada Soomaaliyeed oo maalamahaan shi ku lahaa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xiisadda sii kululaanaysa ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia.Bayaan ay kasoo saareen kulankooda ayay ku garab istaageen dowladda Soomaaliya, go’aamadii ay ka qaadatay khilaafka kala dhexeeya Ethiopia, waxayna ku baaqeen wadajir iyo midnimo.Hadalka culumada ayaa imanaya iyadoo sidaan oo kale ay xiisadda uga falceliyaen qeybo ka mid ah bulshada, oo ay ku jiraan xildhibaanno, siyaasiyiin iyo odayo dhaqameedyo.Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here