24.6 C
New York

Xaggey mareysaa tirinta codadka Doorashooyinka Somaliland?

Published:


Tirinta codadka doorashadii Arbacadii ka dhacday Somaliland ayaa weli socota, iyadoo dadweynuhu ay u dhag taagayaan natiijada rasmiga ah ee laga sugayo Guddida Doorashooyinka.
Warbixin ku saabsan wararkii u danbeeyey ee tirinta codadka, waxa Hargeisa nooga soo diray wariyahayaga Xamse Cali Jeesto.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img