[ad_1]
Dadka ku dhaqan deegaanadii laga saaray kooxda Alshabaab ayaa waxaa soo wajahay dhibaatooyin la xiriira in aysan caruurtooda u helin waxbarasho iyo in haweenka deegaanadaasi aanay haysan goobo caafimaad oo ay ku dhalaan haweenku.
Arrintan waxaa marar kala duwan ka hadlay masuuliyiinta maamulka jubbaland, iyaga oo sheegay inay diyaar u yihiin in adeegyada bulshada la gaarsiiyo deegaanadaasi, wsida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
[ad_2]
Read More

